|
Sida aan wada ogsoonahay waxaa hubaal ah in Soomaalida
degan magaaladan Columbus ka mid tahay mujtamacyada soo haajiray kuwa
ugu tirada badan. Taasi waxay keenaysaa in tirada ardayda Soomaaliyeed
ee dugsiyada dhigataa aad u kordhaan sannadkasta. Tiro badan oo kuwan
kamid ahi waxay ku jiraan dugsiyada sare, kuwaasi oo ubaahan inay helaan
barnamijyo wacyi gelin, tabar xirfadeed iyo abaabul cayaareed xilliga
Xagaaga ee dugsiyadu xiranyahiin. 
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf
Axmed ayaa maanta wuxuu dib ugu noqday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda
Dalka Soomaaliya. 
Dowladda Spain ayaa shaaca ka qaaday in ay Xeebaha Soomaaliya
u direyso Markab Dagaal oo la dagaallami doona Kooxaha Burcad Badeedka
ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya. 
|