Ê
Home   |   International News   |  National News   |  Ohio News   |  Business News   |  Community Directory   |  Profile   |  Arts & Entertainment
Culture & Poetry   |  Kids Notes & Language   |  Sports  |  Editorial   |  Classifieds   |  Contact Us   |  Work For Us   |  Advertise With Us

  Business

Barnaamishyadii loogu talagalay Bariga Africa ee Isboonsirka waa la joojiyey :
Taas macnaheedu maxaay tahay Qoosaskii la kaari jirey ama Mushtamaca Soomaaliyeed ?
Hay’dda socdaalka ee U.S State Department waxay joojisey barnaamijkii qoxootiga ee Bariga Afika taas oo markii hore dadka loo keeni jirey dadkooda qaxootiga ah ee ku nool wadanka Mareykanka. Joojintan waxay keentey in la qaado DNA taas oo tilmaamtey in ay is lahaan waayaan sababna u noqadey qaxootigii bariga Africa in la joojiyo. Baaritaankii DNA da waxaa soo baxay in dad kala duwan aanan isku qooys aheyn sidaa ka dib si ay u soo galaan wadankan Mareykan si sharci ah.Wuxuu dhibaato u geystey wadamad ay joogeen qaxootiga ee ay ka soo bixi jireen sida Kenya, Ethiopia, Uganda, Guinea iyo Ghana. Sidaa darted barnaamijkii qaxootiga waa la joojiyey, waa figrad fiican in aad xareyso isboonsar (AOR) mid ka mid ah hay’adahan qaxootiag dajiya ee Columbus , hadii mustaqbalka dib loo bilaabo.
Waxaa kale oo jira hadii aad haysato dhalashad Mareykan ama Daganaasho waad keeni kartaa faamilkaad wadankan Mareykan waadna buuxsan kartaa sida immigrantiga, adiga oo buuxsanay I-130, waad u xareen kartaa dadkaada. I-130 immigrantiga am qaxootiga marnaba shaqo iskuma la ha. Xaqiiqada waxaa weeye in aad labada dhinacba la kor dhiyo.
Sidii loo keeni lahaa qoysaska Mareykanka. Xareenta ama ogalaashada I-130 waa waxa ugu horeeya ee loogu caawin karo qoysaska immigrantiga ah ee U.S. Hadii aad haysatid dhalasha Mareykanka, waa inaadu xareysaa I-130 xaaskaada ama waalidkaa ama caruurtaad ama mataanah. Hadii aad haastid daganaasho ( a green card) , I-130s waad u xareenkartaa xaaskaad ama caruurtaad inta aan gursan wali. Markii aad xareeysid I-130, Qoyskaada waxay sugayaan visaha ,waxayna haq u yeelayaan in ay yimaadaan Mareykanka. Markii visaha diyaar u noqto. Waqtigaan la joogo waxwalba waxay ku xirinyihiin sharcigaada ama xiriirka familigaad am qof ahaan. Dadka qaarkood faamilgooda ama dhalashada haysta ma sugayaan waqti dheer waxay qaadaneysaa mudo oo la socodsiiyo,taas oo ka yar sanad.
ECDI Waaxdeeda Socdaalka waxay kaa caawin karaan dadka dhalashad Mareykanka heysta ama Daganaashaha heysta waxay xareen karaan I-130
Application faamilkood ee ku nool waddanka dibadiisa. ECDI Waaxdeeda Socdaalka waxay ku taalaa Banadir International Mall, 3248 Cleveland Ave.., 2nd Floor, Rm.4, Columbus, Ohio 43224 ama 3043 West Broad Street, Columbus , Ohio 43204. Inna Simakovsky, Immigration Attorney, kala soo xiriir 614-599-0819 ama Burhan Ahmed, ECDI Outreach Coordinator kala xiriir 614-804-2925.


East African Refugee Program Halted:
What Does This Mean for Family Reunification and the Somali Community?
By INNA SIMAKOVSKY
IMMIGRANT LAWYER
The U.S. State Department has suspended the refugee program, which reunites East African refugees with their families in the U.S. This suspension was put into effect after DNA tests showed widespread fraud in the East African refugee countries. DNA tests sponsored by The State Department found that many applicants lied about being part of the same family in order to better their chances at entering the U.S. legally.

The suspension affects refugees in Kenya, Ethiopia, Uganda, Guinea and Ghana. Although the refugee program has been halted, it is still wise to file an Affidavit of Relationship (AOR) with one of Columbus’ two resettlement agencies, in case the refugee program begins again in the future. Another option for U.S. citizens and Legal Permanent Residents is to bring family members to the U.S. as immigrants, by filing an I-130, Petition for Alien Relative. The I-130 immigrant process and refugee process do not interfere in any way with one another. In fact, it is recommended that both processes be completed to increase the chances of bringing family members to the U.S.

The filing and approval of an I-130 is the first step in helping a relative immigrate to the U.S. If you are a U.S. citizen, you may file an I-130 for your spouse, your parents, your children, and your siblings. If you are a Permanent Resident (have a green card), I-130s can be filed for your spouse and unmarried children. Once the I-130 has been filed, your relatives will be put in line for a visa number, and will be eligible to come to the U.S. once their visa number becomes available. This period of time varies depending on your status and the family relationship of the person. Some family members of U.S. citizens have no waiting period except for the length of time it takes to process the documents, which can be less than one year.

The ECDI Immigration Department can help U.S. citizens and Legal Permanent Residents file I-130 applications for their family members outside the U.S. The ECDI Immigration Department is located at Banadir International Mall, 3248 Cleveland Ave., 2nd Floor, Rm. 4, Columbus, Ohio 43224 and 3043 West Broad Street, Columbus, Ohio 43204. Inna Simakovsky, Immigration Attorney, can be contacted at 614-599-0819 or Burhan Ahmed, ECDI’s outreach coordinator can be contacted at 614-804-2925.

Ha’yada Laanqayrta Bisha Cas ee Maraykanku waxaa ay fariimo u haysaa qoysaska hoos ku qoran:


The American Red Cross is assisting these individuals in their search for relatives. The following individuals are trying to trace their relatives that they have lost contact with since moving to the United States of America


Adoption Hearing
Probate Court Case No. 532276 In Re: Nasrudin A. Mahamud
To: Abdisalani Mohamed and Dati A. Gasi whose last known address is Kenyan Refugee Camp
You are hereby notified that on November 26, 2008 an original petition for the adoption of Nasrudin A. Mahamud who was born on the 23rd day of November, 1992 in a Kenyan refugee camp was filed in the Probate Court, 373 S. High St., 22nd floor, Columbus, Ohio, and that the hearing on said petition will be held before said Court on January 21, 2009 at 3:00 P.M.

It is alleged in said petition that you, as birth parents of said child have failed without justifiable cause to communicate with the minor child or to provide for the maintenance and support of the minor as required by law or judicial decree, for a period of at least one year immediately preceding either the filing of said petition or the placement of the minor in the home of the petitioner.

Hon. LAWRENCE A. BELSKIS, Probate Judge.
Mark Fisher, Attorney


Waxaan rabaa inaan furo ganacsi
aan leeyahay, sideeban u bilaabaa?
Marka aad qorsheynayso gacasi-yar, waxa muhiim ah inaad ka fikirto nooca ganacsi ee aad bilaabi karto marka la eego aqoonta iyo waayo-aragnimada aad leedahay. Arrimahan ayaa loo baahan yahay in xisaabta lagu darsado:

• Halkee ayay hawsha ganacsigu ka socon doontaa,
• Muxuu yahay qalabka lagama maarmaanka ah ee aan u baahanahay,
• Imisa qof ayaa ka shaqeyn doona ganacsigaa,
• Sidee baan alaabta aan ka baayacmushtarayo u Suuq geyn doonaa,
• Heshiisyada ganacsadaha iyo iibsadaha udhexeeya,
• Tababarka maamulka,
• Maal-gelinta , iyo
• Shuruudahada iyo fulinta xeerka ganacsiga.


Advertisement

        International | National | Ohio | Business | Community | Profile_ | Arts and Entertainment | Culture and Poetry | Kids Notes and Language | Editorial_ | Classifieds_

        Home   Contact Us   Work For Us    Advertise With Us   Archives        © Copyright 2008 The Somali Link Newspaper          Webmaster: