![]() |
Advertisement
A book by Abdi Roble & Doug Rutledge
|
||||
Jariidada Somali Link
waxay taageeraysaa Senetor Barack Obama Dooro Barack Obama Jariidada
Somali Link waxay Barack Obama ku taageersan tahay in uu noqdo Madaxweynaha
Wadanka Maraykanka. Baratanka Obama uu u baratamayo Madaxweynimada waa
mid ku salaysan tiirka dimuqraadinmada ah “in kala firkir la kala
noqon karo balse wax lawada qabsan karo” iyo in la mideeyo Maraykanka
isku meelna looga soo wada jeesto danta dadka iyo dalkaba.
|
Jariidada Somali Link waxay
taageeraysaa mudane Mudane Richard Cordray, waa saaxiib ay mushtamaca
Soomaalida iyo dhamaan ummadaha Afrikaanka ee qaxootiga ahi ku leeyihiin
gobolkan Ohio. Mudane Cordray wuxuu run ahaantii gacan wayn ka gaystay
horumarinta bulshooyinka qaxootiga eek u dhaqan gobolka Ohio. Cordray
oo hadda ah khasnajiga gobolka, ayaa |
Jariidada Somali Link waxay
taageeraysaa mudane Pat Tiberi. Qaxootiga Afrikaanku waa in ay u codeeyaan
Congreessman Pat Tiberi si u sii wado shaqadii iyo doorkii uu ka qaadan
jiray caawinteena. Waa markiisii afaraad ee uu u tartamo jagadan, Tiberi
wuxuu xubin ka yahay laba guddi oo aad muhiim u ah, kuwaasoo kala ah guddiga
dakhliga iyo miisaaniyad dajinta iyo gudiga canshuur dajinta iyo dhaqan
galinteeda. |
For Probate Judge: The Somali Link recommends that African immigrants
elect Judge Eric Brown to Franklin County Probate Court, because he works
hard to understand Somali culture and concerns about wills and estates,
marriage licenses, adoption of children, and hearings about mental illness. |
|
| Somali
Voters in Columbus Can Elect the Next President! There are more than 20,000 registered voters in the Somali community in Columbus, and many more from Ethiopia, Eritrea, Nigeria and other African nations. We are such a large number of voters that IF WE VOTE we can determine who will be the next President of the United States. Call 433-0603 if you want someone to drive you to the polls. |
||||
| Home Contact Us Work For Us Advertise With Us Archives © Copyright 2008 The Somali Link Newspaper Webmaster: |