Ê
![]() |
|
Ohio |
|
More Ohio Articles Barnaamijka Dhillinta ee Xilliga Xagaaga
|
Communities In Schools of Columbus Waxaanu ku guda jirnaa gababadee fasaxa Summerka, dhawaana waxaa bilaabanya sanad dugsiyeedkii 2008-2009. Xasuuso Arbacada August 27 waxaa Iskoolka u bilaabanya ardayda dhigata Columbus City Schools. La soco waxaa jira qalabka ardayda iskoolka u isticmaalaan sida buugta, qalimada iyo boorsooyinka oo lacag la’aan ah. Christian Women United waxay bixinayaan deeqdaan Axada, August 17 12:00 – 6:00 PM. Waxaa kale oo ay dhiibayaan Dhar iyo Cunto. Talaal lacag la’aan ah ayaa jira, sida ardayda Kindergartenka iyo kuwa cayaartooyda. La xiriir 614-937-8540. First Link waxuu caawiya dadka degan Columbus hadii ay u baahan yihiin meelaha ay ka helayaan deeqda ardayda iskoolka ku noqonayso u baahan yihiin. La xiriir 614-221-2255. Hadii aad soo guurtey ama ku cusub tahay Columbus City
Schools waxaad ilmahaaga ka qori kartaa meelahan hoos ku qoran July 14
ama August 8. West High School, 179 S. Powel Ave., Jimcaha from 9 a.m.
to 12 noon. |
| Home Contact Us Work For Us Advertise With Us Archives © Copyright 2008 The Somali Link Newspaper Webmaster: |